Heshiis Nabadeed oo laga gaaray Colaad dhiig badan ku daatay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa goob joog ka noqday saxiixa heshiis nabadeed oo ay gaareen bulshada ku nool deegaannada Xeraale iyo Huurshe ee gobalka Galguduud. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo u mahad celiyay dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay in lagu guuleysto dhammeynta colaadda dhiigga badani ku daatay iyo … Continue reading Heshiis Nabadeed oo laga gaaray Colaad dhiig badan ku daatay (Daawo Sawirada)